lørdag, april 20, 2024

Daawo: Wareysiga labada dhinac ee isku heysta maamulka Tawfiiq

Warbaahinta NorSom News waxaa u suurtogashay in isku dayo badan kadib ay wareysi ka ogolaadaan dhinacyada isku heysta masaajidka Tawfiiq maamulkiisa, waxaana qeybta koowaad ee wareysigan ku wareysan doonaa guruub kamid ah labada dhinac, anaga wareysiga guruubka kalena ku xijin doono.

Hoos ka daawo hordhaca wareysiga koowaad, waxaadna wareysiga oo dhameystiran live uga daawan kartaa warbaahinta NorSom News(Facebook & Youtube), habeen danbe Sabtida, saacadu marka ay tahay 23:00 fiidnimo.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x