fredag, mars 29, 2024

Caawin xaga sharciga ah ma ubaahantahay? UDI, Barnevern ama Nav.

Ma isweydiineysaa Su aal la xiriirta sharciga/qanuunka Norway, arin aad fahmi weyday ama xalin weyday makaala dhaxeysaa hey´addaha dowlada, gaar ahaan NAV, UDI, Barnevern-ka ama khilaaf dhanka sharciga ah makaala dhaxeeyaa goobtaada shaqada?

Shirkada qareemada Clemetsen & Mohamed AS waxey ogeysiineysaa soomaalida reer Norway, inay diyaariyeen adeeg qareemeed oo ay weheliso turjumaano soomaali ah oo aqoon durugsan u leh afka soomaaliga, Norwiijiga iyo fahanka sharciga.

  • Waxaan leenahay khibrad-shaqo oo isku dar gaareyso 20 sano.

  • Waxaan horey ula soo shaqeyney dad badan oo soomaali ah, fahan iyo aqoon fiicana waan u leenahay dhaqanka iyo habfikirka bulshada soomaalida ah.

  • Waxaan aqoon gaar ah u leenahay kiisaska la xiriira UDI, Barnevernka ama NAV.

  • Waxaan ku siineynaa saacado bilaash ah oo talo bixin xaga sharciga ah.

  • Waxaa noo shaqeeyo turjumaano soomaali ah oo fast ah.

  • Hadii dhakhligaagu uu yaryahay, inta badan waxaa lacagta qareenka bixiyo dowlada. Laakiin waa inaan marka hore kiiskaaga dib u eegno oo aan furno.

Waxbo ha sugin inta uu kiiskaaga meel dheer gaarayo ee hada nala soo xiriir:

TLF. 22 42 98 00 ama post@clemo.no

booqo bogeena af-soomaaliga ku qoran ee Clemo.no 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x