Trump ayaa lagala carayay shir jaraaíd oo uu shaley aqalka cad ku qabanayay, markii qof lagu toogday afaafka hore ee madaxtooyada aqalka cad ee dalka Mareykanka.

Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa marka uu dhamaaday howlgalka, dib ugu soo noqday shirkiisii jaraa´idy, wuxuuna la hadlay saxaafada, isaga oo sheegay in qof lagu toogtay goob u dhow Aqalka cad ee Mareykanka, balse ay boolisku gacanta ku dhigeen qofkii falkaas ka danbeeyay oo dhaawac ah.

Mr Trump ayaa weriyeyaasha u sheegay “iney u muuqato in haatan xaaladda la xakameeyay”.

Xigasho/kilde: Trump avbrøt pressekonferanse – skyting utenfor Det hvite hus.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments