Nå!: Bergen: Dhowr qof oo mindi lagu dhaawacay

0
78
Foto: skjermdump/vg

Sida ay sheegeen laamaha booliska magaalada Bergen, ilaa dhowr qof ayaa daqiiqado kahor mindi lagu galiyay enterka magaalada Bergen, gaar ahaan meesha lagu magacaabo Danmarks plass.

Inta ilaa hada la xaqiijiyay, ugu yaraan hal qof ayaa dhawac ah, sida ay boolisku sheegeen.

Booliska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen qofkii falkan ka danbeeyay oo ah qof haweenay ah.

Sida qof goobjooge ah uu sheegay, haweeneyda dhaawacyada geysatay ayaa u socotay dhanka xarunta gargaarka deg-dega ah(legevakt), balse intii ay jidka mareysay ay dhowr qof mindi galisay.

Wixii soo kordha dib ayaan kasoo galin doonaan.

Xigashoo/kilde: Kvinne pågrepet etter meldinger om knivstikking i Bergen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments