fredag, april 19, 2024

(Keyd)Daawo: Soomaalidii Oslo 1990-kii : Yaad ka garatay?

28-kii bishii April sanadkii 1990, kahor inta uusan dhacin taliskii madaxweyne Siyaad Barre, waxaa magaalada Oslo kulan suugaaneed ku qabtay Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi. Waxaana sida aad arki karto muuqaalka hoose muuqday xiiso aad u badan oo ay soomaalidu xiligaas u qabtay suugaanta iyo dhaqanka soomaalida.

Waxaa muuqaalka hoose ka muuqdo qeybo kamid ah bulshadii soomaaliyeed ee xiligaas ku noolaa magaalada Oslo, kuwaas oo qaarkood ay noqdeen ama wali hayaan xilal iyo shaqooyin muhiim ah, Norway gudaheeda iyo dalalka kale ee caalamkaba.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x