Foto: W.H.D

Arnt Abrahamsen oo ah duqa magaalada Farsund ee gobolka Agder ayaa dadka magaalada uu duqa ka yahay kunool uga digay, inay u safraan magaalada Oslo. Isaga oo sheegay in faafitaanka xanuunka Covid-19 ee magaalada Oslo uu ka badanyahay wadamada ay dowlada dhexe ee ay Norway ka digeyso in loo safro.

Abrahamsen ayaa sheegay in marka uu arko sawirada laga soo qaado dadka Oslo kunool uu dareemayo inay ku jees-jeesayaan xeerarka xakameynta xanuunka covid-19. Maadaama ay hoosta isaga jiraan, iyaga oo aad moodo inay is ilawsanyihiin halista faafitaanka xanuunka.

Maalmihii ugu danbeeyay, waxaa soo badanayo tirada dadka xanuunka laga helay guud ahaan Norway, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Oslo.

Xigasho/kilde: Farsund-ordfører ber innbyggerne unngå Oslo-tur.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments