Foto: Skjermdump/Regjeringen.no

Xafiiska reysulwasaaraha Norway ayaa maanta 2-da duhurnimo(14:00) guriga xukuumada Norway shir jaraaíd oo deg-deg isugu yeeray saxaafada, iyada oo dowladu ay ka hadli doonto xaalada Corona-virus ee soo cusboonaatay.

Waxaa la filayaa in xukuumadu ay ka hadli doonto xaalada soo korortay ee Corona-virus, talooyinka caafimaad ee hey´addaha caafimaadka dowlada iyo arrimaha la xiriira safarada iyo wadamada loo safri karo.

Wixii kasoo baxa dib ayaan kasoo galin doonaa. La soco.

Xigasho/kilde: Regjeringen hasteinnkaller til pressekonferanse om coronasituasjonen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments