Foto:TOMOYOSHI NOGUCHI

Maamulka golaha deegaanka magaalada Bergen ee dalkan Norway ayaa soo saaray amar ah inay mamnuuc tahay in hal goob ay isugu imaadaan wax ka badan 20 qof.

Maamulka magaalada ayaa sheegay in qofkii jabiyo amarkan uu lamid noqonayo qof jabiyay amarada kale ee la xiriira ka hortaga faafitaanka xanuunka Covid-19, uuna la kulmi karo ganaax lacageed ama fal-celin adag.

Xigasho/kilde: Forbud mot private sammenkomster med mer enn 20 personer i Bergen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments