torsdag, april 25, 2024

Daawo: Masaajidka Soomaalida Ee Oslo oo maanta buuq iyo is-qabqabsi ka dhacay.

Masaajidka Soomaalida ugu weyn dalkan Norway Ee Tawfiiq, ayaa maanta waxaa salaadii jimce kadib, ka dhacay buuq iyo is qabqabsi ka dhashay kulan ay iclaamiyeen gudiga kumeel gaarka ah Ee masaajidka.

Waxaa caawa Baraha bulshada Ee Soomaalida aad loogu faafiyay Muuqaalo dhowr ah oo argagax leh oo laga duubay buuqii masaajidka la dhacay. Hoos ka daawo.

Wareysi iyo warbixin ku saabsan sababaha buuqa iyo qab-qabsiga keenay, dib Ayaan kasoo galin doonaa, iyo

Halkan ka daawo mid kamid ah muuqaalada laga duubay buuqii maanta masaajidka ka dhacay.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x