Intii lagu jiray xanibaada Corona, waxaa la joojiyay ama la kansalay imtixaanadii dhanka aqoonta luuqada Norwiijiga ah ee laga qaadayay dadka qoxootiga ama ajaaniibta ah, si ay u codsadaan sharciyada degenaanshaha iyo kan dhalashada Norway.

Sida uu qoray wargeyska Utrop, xarunta qaada imtixaanadaas ee Kompetanse Norge, waxaa dib loo furay qaaditaanka imtixaanadaas oo isbuucyo kooban la joojiyay qaaditaanka, xanuunka Corona-virus awgiis.

Xigasho/kilde(Halkan ka akhri): Norskprøver for flyktninger og innvandrere gjenoppta

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments