onsdag, april 24, 2024

Video: RW Norway, Erna Solberg oo fariinteeda ciida la wadaagtay muslimiinta aduunka.

Reysulwasaaraha Norway, Erna Solberg ayaa fariin muuqaal ah oo ay soo duubtay muslimiinta caalamka ugu hanbalyeysay munaasabada ciidul Fidriga, iyada oo sidoo kale ku baaqay in wali la ilaaliyo shuruucda xakameynta xanuunka Covud-19.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x