Sweden: Tirada dhimashada Coronavirus oo 4000 gaartay.

0
172
Madaxa hey´adda caafimaadka bulshada Sweden.

Afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeeyay, waxaa dalka Sweden xanuunka Coronavirus ugu dhintay dad gaaraya 31 qof, sida ay maanta shirkii jaraa’id ee maalinlaha ku sheegtay hay’adda caafimaadka bulshadu.

Guud ahaan tiradda guud ee dhimashada ee Sweden ayaa kor u dhaaftay 4 kun oo qof iyada oo iminka ay tahay 4029 ruux tan iyo inta la xaqiijiyay iney cudurka u geeriyoodeen.

Norway waxaa ilaa hada xanuunkan la diiwaangaliyay inay dhinteen 235 qof.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments