Jaaliyada soomaaliyeed ee dalkan Norway iyo gudiga gurmadka musoobooyinka, ayaa maalmo kahor bilaabay gurmad balaaran oo loo fidinayo dadka soomaaliyeed ee dhibaatada xoogan ay kasoo gaartay fatahaada wabiga ee degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Gudiga gurmadka Doolow ayaa fadliga bisha Ramadaan ee hada sii dhamaaneyso, soomaalida Norway ugu baaqayo inay ka qeybqaataan gurmadka walaalaha soomaaliyeed ee magaaladaas ku dhibaaeteysan. Waxaana wixii macluumaad ah ee xiriirka gudiga gurmadka ku saabsan aad ka akhrin kartaa sawirka kore.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments