Halkan kala xiriir gurmadka J. Soomaaliyeed ee Norway ee Baardheere.

0
287

Gudi soomaaliyeed oo iskood isku xilqaamay ayaa maalmahan baraha bulshada iyo meelaha ay dadku ku kulmaan ka waday lacag uruurin loo sameynayo dhibaatada ka dhalatay fatahaabada magaalada Baardheere.

Waxeyna sidoo kale lacag uruurin ka socotaa barta internetka ee Spleis.no(Riix linkiga)

Waxaana sidoo kale socdo abaabul xoogan oo lacag uruurin balaaran ay jaaliyada soomaaliyeed ee Norway ugu sameyneyso magaalada Baardheere. Wixii arintaas ku saabsan kala xiriir gudiga gurmadka baardheere:

Maxamad Haji Farah – 94731848

Yusuf Bile Kahie – 48108186 For norsk:

Anisa Mahamed Madoobe – 94114233

Mohammed Isak Abdullahi – 94143585

Ka qeybqaado gurmadka baardheere:

KONTO: 05395647328

Vipps: 94731848

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments