Warbaahinta Norway oo maanta hadalheyso tirada soomaalida uu ku dhacay Corona-virus.

0
242

Laanta caafimaadka dadweynaha ayaa maanta tirokoob ay soo saartay ku sheegtay in 201 oo kamid ah 829 qof oo ajaaniib ah oo xanuunka covid-19 laga helay ay asal ahaan Soomaali yihiin.

Tiradaas oo ka dhigan in 24% ilaa hada dadka laga qaaday baaritaanka corona-virus ee ajaaniibta ah, ay soomaal yihiin.

Dakhtarada qaabilsan kahor tagista xanuunka ee xaafadaha qaarkood ayaa sidoo kale sheegayo in faafista xanuunka uu aad ugu badanyahay xaafadaha ay ajaaniibtu degaan ee magaalada Oslo.

Warbaahinta Norway ayaa saaka dhinac walba ka hadleyso tirada dadka soomaalida ah ee xanuunkaas qaaday, waxeyna cinwaano warbixinadooda uga dhigeen in Soomaalidu ay yihiin ajaaniibta ugu badan ee xanuunkaas qaaday.

Halkan ka akhri qaar kamid ah warbixinada:

Vårtland: Mange norsk-somaliere har fortsatt ikke forstått alvoret med koronaviruse.

Somaliere på topp blant utenlandsfødte smitted

Aftenposten: Mange av de smittede i Oslo har innvandrerbakgrun

-Somaliere overrepresentert blant korona-smittede i Norge

-Abdi Said (SV) om koronasmitte blant norsk-somaliarar: – Eg synest det er trist

Hele familien smittet

Si aad ula socoto wararka NorSom News oo maqal iyo muuqaal ah, halkan Riix kadibna(NorSom TV) subcribe saar(Abonner).

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments