Madaxa hey´adda caafimaadka bulshada Sweden.

Hay’adda caafimaadka bulshada dalka Sweden ayaa maanta shaacisay tirakoobka dadka u dhintay cudurka Covid-19, iyada oo cudurku uu galaaftay nolosha 130 qof 24-kii saac ugu danbeeyay.

Isku darka tiradda guud ee ilaa iyo hada uu dilay cudurka ayaa mareysaa 1333 qof, halka inta la xaqiijiyay ee cudurka laga helayna ay tahay 12540, waa ilaa iyo imminka.

Gudaha dalka Sweden, isku darka tiradda guud ee ilaa iyo hada uu dilay cudurka ayaa mareysaa 1333 qof,chalka inta la xaqiijiyay ee cudurka laga helayna ay tahay 12,540 qof.

Norway waxaa ilaa hada xanuunka u dhintay 152 qof, waxaana laga helay 6791 qof.

Sweden ayaa dooratay istiraatiijiyad ka duwan tan dalalka kale ee caalamka, waxeyna dooratay inaysan xirin iskuulada iyo goobaha dadweynaha ay isugu imaadeen.

Xigasho/kilde: Sverigesradio-Sweden

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments