Daawo muuqaal af soomaali ah oo ka hadlaya warqada canshuur-celinta: (Skattemelding)

0
206

30-ka bishan April, waa maalinta ugu danbeyso ee qof walba oo Norway degan laga rabo inuu soo celiyo warqada canshuur celinta sanadkan oo dadka loo diriay bishii Maarso ee tagtay.

Halkan waxaad ka daawataa muuqaal Af-soomaali ah oo ka hadlayo waxyaabaha lagaaga baahanyahay inaad saxdo, si aad u celiso ama laguugu soo celiyo canshuur celin sax ah.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments