Muhiim: Macluumaad ku saabsan doorashada goloyaasha deegaanka iyo dowladaha hoose.

0
180

Sagaalka bisha September, waxaa dalkan Norway ka dhici doono doorashada golaha deegaanka oo ah mid afartii sanaba mar la qabto. Waxaan dhamaan akhristayaasha ku xiran NorSom News ka codsaneynaa inay adeegsadaan xuquuqdooda codka, isla markaana ay ka qeybqaataan wax ka go´aaminta arrimaha la xiriira noloshooda.

Halkan riix si Aad u akhriso macluumaad af soomaali ku qoran oo ku saabsan doorashada.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments