France: Cidna kalama tashan doono wada shaqeyn aan la yeelano Iiraan.

0
150

Diblumaasi sare oo ka tirsan dowlada Faransiiska ayaa sheegay in xukuumada Paris aysan wax amar ah uga baahneyn in wadahadal lala galo Iiraan.

Arintaan ayaa jawaab kadib qoraal uu barta Twitter-ka ku soo qoray madaxweyne Donald Trump, oo uu ku dhaleeceyay dhigiisa Faransiiska.

Wasiirka arimaha dibada Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay ka shaqeynta amniga iyo xasiloodida Bariga Dhexe.

Mr Le Drian ayaa intaa raaciyay in xukuumada Paris marwaliba diyaar u tahay xalinta xiisada u dhaxeysa Washington iyo Tehran.

Trump ayaa dhaleeceyay diblumaasiyiinta Macron u diray dalka Iiraan

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments