onsdag, april 24, 2024

Wiil iyo aabihii Norwiiji ah oo ku dhintay shil tareen oo Denmark ka dhacay.

Wiil 7 sano jir ah iyo Aabihii oo 34 sano jir ayaa shaley ku geeriyooday shil tareen oo ka dhacay Denmark. Labadan qof ee geeriyooday ayaa saarnaa baabuur ay isku dhaceen tareen magaalada Århus.

Shirkada: Nala soo xiriir, waxaa nala shaqeeyo turjumaano Soomaali ah

Sidoo kale waxaa shilkan ku dhaawacmay labo qof oo kale, kuwaas oo xaaladooda aysan halis ku jirin, sida ay boolisku xaqiijiyeen.

Afarta qof ee shilkan ku waxyeeloobay ayaa ah hal qoys oo ka koobnaa afar qof oo baabuurta tareen ku dhacay saarnaa. Labada qof ee geeriyooday ayaa ahaa aabaha qoyska iyo wiil 7 sano jir ah, halka hooyada iyo gabar 6 sano jir ah ay shilkan ku dhaawacmeen.

Xigasho/kilde: En norsk familie var lørdag i trafikkulykke med et tog i Danmark. Far (34) og sønn (7) omkom. 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x