Norway: Takoor ma ahan in shaqo laguu diido, hadii aad diido gacan ka salaanka qofka.

0
95

Sanadkii hore shirkada Boostada ayaa diiday inay wareysiga shaqada ugu yeerto shaqo codsade muslim ah, oo ka cudur daartay inuu gacanta ka salaamo qof haweenay ah.

Gudiga gar qaadista kiisaska la xiriira takoorka (Diskrimineringsnemnda), oo kiiskaas baarayay ayaa sheegay in Boostadu aysan takoor(faquuq) ku sameyn ninkaas shaqo codsade ah ee muslimka ah.

Shirkada: Dhibaato xaga sharciga ah maku qabtaa Barnevernka, UDI-da, ama hey´addaha kale ee dowlada sida NAV. Nala soo xiriir, waxaad xaq u nahaan kartaa qareen lacag la aan ah.

Inta badan xubnaha gudiga takoorka ayaa isku raacay, in shardiga salaanta gacanta ee shirkada Boostadu uu yahay, wax la loo qaateen ah sharci ahaan. Sidaas darteed uu shaqo codsaduhu tahay inuu raaco shardiga shaqada, si loo ilaaliyo sinaanta shaqada ee labka iyo dhadiga.

Ururka OMOD ayaa arintan ku tilmaamay mid laga xumaado, waxeyna sheegeen inay wado fur u noqon karto in dad badan oo muslim ah lagu takooro diintooda, marka la joogo goobaha shaqada.

Halkan kasii akhri kiiskan:

Jobbsøker ville ikke håndhilse – ble ikke diskriminert av Posten.

Frykter muslimer kan bli forfulgt etter håndhilse-avgjørelse.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments