Dowlada oo rabta in booliska awood loo siiyo inay caruurta kala ceyrin karaan.

0
107
Foto: Twitter-Jøran Kallmyr Wasiirka cadaalada Norway.

Dowlada Norway ayaa ka shaqeyneyso hindise sharciyeed cusub oo booliska awood u siinaya inay kala ceyrin karaan dhalinyarada habeenkii magaalada ku daahda. Isla markaana rabshadaha ka geysta goobaha dadweynaha.

Shirkada: Dhibaato xaga sharciga ah maku qabtaa Barnevernka, UDI-da, ama hey´addaha kale ee dowlada sida NAV. Nala soo xiriir, waxaad xaq u nahaan kartaa qareen lacag la aan ah.

Wasiirka cadaalada Norway, Jøran Kallmyr ayaa sheegay inuu rabo in booliska la siiyo awood ay guryahooda ku geyn karaan caruurta iyo dhalinyarada magaalada ku daahda. Isaga oo raaciyay in dhalinyaro badan aysan wax xurmad ah u heynin booliska.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in boolisku ay dhibaato ku qabaan caruur yar yar oo qaarkood ay da´doodu tahay 12 sano jiro.

Xigasho/kilde: Regjeringen vil gi politiet større mulighet til å bortvise unge.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments