Sweden: «Soomaalinimo ayaan shaqo ku waayay, haddana 120 qof ayaa ii shaqeyso»

0
221
Zakariya hirsi
Xigasho/kilde: BBC-SOMALI

Zakaria Hirsi oo ku koray Sweden, ayaa muddo dheer shaqooyin ka raadinayay Sweden, balse markii dambe wuu ka quustay, wuxuuna nolol u raadsaday Afrika.

‘Waxaan ku soo barbaaray dalka Kenya, gaar ahaan caasimadda Nairobi, kaddib waxaan u guurnay Sweden, aniga oo 7 sano jir ah. Wakhtigaygii ugu badnaa waxaan ku qaatay qurbaha oo aan wax ku soo bartay. Xilligii aan waxbarashada ku jiray waxay ardayda soo galootiga ah ii sheegi jireen inay adagtahay in la helo shaqo, waxaanse go’aansaday in aan marka hore khibrad helo dibna ugu soo noqday dalka Kenya»,

HALKAN KA DAALACO WARBIXINTA AY BBC-DU KA DIYAARISAY Zakariya Hirsi.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments