Warbaahinta Norway maxey ka qortay qaraxyadii shaley gilgilay Muqdisho.

0
152
Foto: Rueters

Waxaa shaley magaalada Muqdisho mar kale ka dhacay qaraxyo waaweyn, kuwaas oo ka dhacay wadada Maka al mukaraka.

Qaraxyadan ayaa ilaa hada inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay sodomeeyo qof oo rayid ah, iyo dhaawaca oo lixdameeyo kor u dhaafayo.

Warbaahinta dalkan Norway ayaa ilaa shaley aad u hadalheysay qaraxyadaas shaley gilgilay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Waa kuwan qaar kamid ah cinwaanada qoraada ay warbaahinta Norway ka qortay weeraradii shaley ka dhacay Muqdisho: Si aad u akhriso click sii.

Gatekampar i Mogadishu etter bombeangrep

Minst 25 drept i bombeangrep i Mogadishu

Minst 11 drept i eksplosjon i Mogadishu

Fleire omkomne etter eksplosjon

Minst fire drept i bombeangrep i Mogadishu

Minst fire drept i bombeangrep i Mogadishu

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments