(NorSom Magazin): UDI: Qaabkan ayaan dib u qiimeynta u sameynaa anaga ooqodobadan fiirineyno

0
110

NorSom Magazin oo ah qeyb cusub oo aan kusoo kordhinay warbaahinta NorSom News ayaa dhawaan wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay hey’adda socdaalka iyo agaasinka soo galootiga dalkan Norway. Waxaana ka wareysanay qaabka ay uga shaqeynayaan, iyo waxa ay qiimeynayaan marka ay leeyihiin waxaan dib u qiimeyn ku sameyn doonaa magangalyada 1400 oo soomaali ah.

Wareysiga aan la yeelanay hey’addan nolosha ciriir uga dhigtay boqolaal soomaali ah oo dalkan ku dhaqan, waxaad ka akhrisan kartaa NorSom Magazin, wuxuu ku qoranyahay Af soomaali aan isku deynay inuu noqon karo mid la fahmi karo:

Qaabka aad u iibsan karto magazinka halkan ka fiiri

Hadii aad fahmi weydo ama aad rabto inaad lacagta Vipps ku bixiso, nagala soo xiriir: 48680689

Waxyaabaha aan weydiinay, ayna nooga jawaabeen waxaa kamid ah:

Magaalooyinkee soomaaliya ah ayaad aaminsantihiin inuu ka dhacay isbadal dhanka amaanka ah? Ma Muqdisho oo oo kali ahbaa, mise koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo dhan. Sababtoo ah dhowr mar ayaad hadalo kala duwan sheegteen? Jawaabta ay na siiyeen ka akhri NorSom Magazin. Linkigan riix

Waxyaalihii ayaad fiirisaan, marka aad qiimeyneysaan magangalyada gaarka ah ee qofka., maxaa kamid ah ? Linkigan riix. 

Maxaad ugala jeediin magangalyada kumeel gaarka halka sano ah ee aad dhawaan dad badan u dirteen? Maxey uga dhigantahay kiiska qofka sanado badan jawaabta sugayay?: Linkigan Riix

Qoysaska caruurta leh iyaga maxaad ka yeeleysaan, gaar ahaan kuwa heysta ilmo wadanka ku dhashay ama ku koray? Iyo gabdho khatar ugu jiri kara in la gudo, hadii Soomaaliya lagu celiyo. ? Waxey noo sheegeen inuu jiro xeer oo ku saabsan mudada uu ilmuhu ku sugnaa Norway. Jawaabta linkigan riix

Imisa ayay idinku qaadan kartaa inaad ku dhameysaan kiisaska aad gacanta ku heysaan, aadna qofka jawaab dhinac u rida aad siisaan. Riix Linkigan. 

Jawaabaha ay na siiyeen waxaa kamid ah: Dadka ugu badan waxey heli doonaan magangalyo(marka aan aragnay kiisaska), balse waxaa nalaga fidiyaa warar aan sax aheyn(afka ah), kuwaas oo dadka galiya cabsi, kahor inta aan kiiskooda go aan laga gaarin. Riix Linkigan. 

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments