Xisbiga shaqaalaha oo ay ka dhextolantay: Gudoonka xisbiga oo uu muran ka taaganyahay

0
156

Xisbiga shaqaalaha ayaa xalay ay soo gaartay guurdaradii ugu weyneyd ee xisbiga doorasho kasoo gaarto mudo 75 sano kor u dhaafeyso. Xisbiga Ap ayaa dusha looga tuuray eeda guul-daradii xalay soo gaartay xisbiyada bidixda, waxeyna arintaas khilaaf xoogan ka dhex abuurtay gudoonka xisbiga, gaar ahaan gudoomiyaha xisbiga oo su´aalo badan laga keenay hogaankiisa.

Sida uu VG qorayo waxaa isla xaleyba xisbiga gudahiisa ka dhex bilaabatay dood ku saabsan in isbadal lagu sameeyo gudoonka xisbiga oo loo tirinayo inay qeyb ka ahaayeen guuldaradii xaley soo gaartay xisbiga shaqaalaha.

Xigasho/kilde: VG.NO

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments