TV2: Listhaug: Ma hubo inaan wasiir sii ahaan doono.

0
189
Listhuag

Wasiirada arimaha soo galootiga dalkan Norway, Sylvi Listhaug oo caawa markii ugu horeysay kamid noqotay xubnaha cusub ee baarlamaanka afarta sano ee soo socoto, ayaa sheegtay ineysan hubin inay sii ahaan doonto wasiirka soo galootiga, ama ay qaban doonto xil kale oo wasiirnimo ah.

Sylvi ayaa sheegtay ineysan hubin inay sii ahaan doonto wasiir, iyo inay kaliya ku ekaan doonto xildhibaan katirsan baarlamaanka. Waxeyna raacisay inay ku faraxsantahay inuu soo dhamaatay ololihii doorashada oo ahaa mid adag.

Listhaug ayaa kamid siyaasiyiinta sida aadka ah uga dhex-muuqday ololaha doorashadan.

Xigasho/kilde: TV2.NO

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments