Afar saac kadib ayay soo bixi doontaa natiijada hordhaca ah ee doorashada

0
287

Waxaa maanta loo dareeray, walina socoto doorashada baarlamaanka dalkan Norway. Goobaha codbixinta ayaa albaabada loo laabi doonaa saacadu marka ay tahay 21:00, waxaana isla markaasba soo bixi doonto natiijada hordhaca ah ee doorashada.

Lama oga ama wey adagtahay in lasii saadaaliyo cidi ku guuleysan doonto doorashadan, waxaase muuqato in xisbiyadu ay aad isugu dhowyihiin, farqiga u dhaxeeyana uu aad u yaryahay.

Dadka aan wali codeynin waxey heystaan 4 saac, si ay u codeeyaan.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments