Kooxda Dahabshiil-Norway oo ku guuleysatay tartanka kubada cagta ee SEUKI

0
230
Foto: Abdinasir Sola

Kooxda cubada cagta Dahabshiil oo ah koox ka dhisan dalkan Norway ayaa ku guuleysatay tartanka kubadda cagta xagaaga ee Soomaalida Woqooyiga Yurub( SEUKI) ee sanad walba lagu qabto dalka Sweden.

Dahabshiil ayaa ciyaarta Finalka ah kaga hortimid kooxda Spånga IP oo ah koox ka dhisan magaalada Gotoberg. Ciyaartaas ayaa ku dhamaatay barbaro 2-2 ah, waxaana markii danbe lagu kala baxay gool ku laad(Rigoore), guushuna ay ku raacda Kooxda Dahabshiil oo reer Norway ah.

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Finn ut mer om hvordan kommentardataene dine behandles.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments