Kooxda Waryaa Stars oo sanadkan mar kale magaca Soomaaliya uga qeybgaleyso koobka Norway-Cup

0
178

Kooxda ku ciyaarto magaca Soomaaliya ee Waryaa Stars ayaa sanadkan mar kale magaca dalka Soomaaliya uga qeybgaleyso koobka kubada cagta ee Norway-Cup oo ah tartanka kubadeed oo ay kasoo qeybgalaan boqolaal kooxood oo daafaha caalamka ka kala timid.

Waryaa Stars ayaa sanadkii hore ka koobneyd dhalinyaro soomaali ah oo laga soo xulay dalka Sweden iyo kuwo si toos ah looga keenay  Soomaaliya. Waxeyna sanadkii hore ku hareen wareega 8-aad, iyaga oo sanadkii 2015 ay soo galeen kaalinta 3-aad ee koobka.

Waryaa starts ayaa kujirto groupka 23-aad ee dhalinyarada wiilasha 15/16-sano jirka. Ciyaartooda uga horeysana waxey ciyaari doonaan maalinta bari ah ee axada, 10-ka subaxnimo.

Ciyaaraha kooxda Waryaa Stars ee Norway-Cupka ayaa ah sidatan:

Axad 30-07-2017: F.C Waryaa VS Pors Grenland Fotball. 10:00 AM

Isniin: 01-08-2017: F.C Waryaa  VS Trond IL. 16:30

Talaado: 02-08-2017: F.C Waryaa VS Blindheim IL.

 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments