Sida ay qoreyso wakaalada wararka Norway ee NTB, Weerar qorsheysan oo rag ka tirsan Al-shabaab ay xalay fiidkii ku qaadeen Maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats oo kuyaalla Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayey ku guuleysteen Ciidanka dowlada Soomaaliya iney soo afmeeraan.

Inta la xaqiijiyey 20 ruux ayaa ku dhimatay weerarkaasi waxaana ku dhaawacmay 30 kale,Ciidamada Ammaanka ayaa soo badbaadiyey dad badan oo ay ku jiraan Ajaanib u kala dhashay wadamada Kenya iyo Itoobiya oo ka shaqayn jiray Maqaayadaha la weeraray.


Minst 19 mennesker ble drept i det blodige angrepet mot to restauranter i Mogadishu i Somalia. Angrepet, som begynte onsdag kveld, pågikk gjennom hele natten.

Først torsdag morgen opplyste myndighetene i landet at angrepet var over og gjerningsmennene drept.

– De angrep målrettet et sted med forretningsfolk og drepte uskyldige sivile, sier en talsmann for det somaliske sikkerhets- og beredskapsdepartementet og legger til at alle de fem gjerningsmennene ble drept.

Den ekstremistiske islamistgruppa al-Shabaab sier den står bak.

Les saken videre her: NTB/MSN

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments