Germany: Warbaahinta Dresden oo hadalheyso soomaali lagu qabtay fal xatooyo ah

0
113
Foto: Tag24.de

Warbaahinta lokalka ah ee magaalada Dresdan ee dalka Germany ayaa shaley aad u hadalhayay wiil soomaali 20 sano jir ah, kaas oo lagu qabtay fal xatooyo ah. Wiilkan ayaa halkan dukaan alaab ka xaday, mudo 7 daqiiqo ah, wuxuuna sidoo kale fal gacan geystay fal gacan ka hadal ah.

Alaabta uu xaday ayaa lagu sheegay Qamri nooca loo yaqaan Vinn(Khamriga adag) iyo hilibka nooca (Pølse) looga yaqaano Norway.  Wiilkan ayaa sidoo kale horey loogu xukumay falal danbiyeed kale, wuxuuna ku jiray hal sano oo tijaabo ah.

Sida uu qorayo wargeyska TAG24, wiilkan ayaa sheegay inuusan xusuusan karin, marka uu falkaas geystay.

Xigasho/kilde: TAG24.DE

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments