torsdag, mars 28, 2024

Erna Solberg oo muslimiinta Norway ugu hambalyeysay maalinta ciida

Reysulsulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg, ayaa hambalyo ku aadan ciida u dirtay muslimiinta kunool Norway. Erna oo muuqaal dhowr daqiiqo ah soo dhigtay barteeda rasmiga ah ee Facebooga ku sheegtay inay fahmeyso in muslimiin badan oo reer Norway ah ay aad u sugayaan maalinta ciida ah, maadaama ay Norway saacadaha maalmaha ramaduunku ay aad u dheeryihiin.

Halkan ka daawo muuqaalka hambalyada ciida ee Erna Solberg

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x