Goormee ayuu afurka soo galayaa magaalada aad degantahay Norway?

0
200

Ramadaan Kariim mar labaad akhristayaasha warbaahinta NorSom News.

Waxaan jiro siyaabo kala duwan oo dadka kunool Yurub, gaar ahaan Norway ay ku ogaan karaan xiliyada ay soo galeyso suxuurta, salaada subax iyo afurka.

Hadii aad heysato mobil kuwa caaqilka ah(smart telefon), waxaad lasoo dagi kartaa app lagu macagaabo Ifaste, kaas oo ah App kaa saacidayo inaad ogaato xiliyada salaada, suxuurta iyo afurka magaalada aad degantahay.

Hadii aysan suurtogal kuu aheyn inaad soo dagsato App-kaas Ifaste, waxaad gali kartaa webka islam.no, gaar ahaan qeybta jadwalka salaadaha. Waxaadna halkaas ka heli kartaa jadwalka afurta salaadaha qeybo badan oo kamid ah magaalooyinka Norway.

Halkan ka booqo jadwalka Islam.no, kadibna qeybta kore oo ay ku qorantahay Sted, ka dooro magaalada aad degantahay ama kuugu dhow. 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments