søndag, desember 5, 2021

Monthly Archives: April, 2016

Norwey oo darbi ka dhiseysa xuduudka ay la wadaagto Ruushka

Wasiirka cadaalada Norwey Anders Anundsen oo ka tirsan xisbiga FRP ayaa maanta soo bandhigay qorshahan cusub oo ay ku adkeynayaan xuduudka ay Norwey iyo wadamada...

Niman soomaali iyo ajnabi kale ah oo dadka u akhriya teoriga oo la fashilay

Tvga Nrk ayaa dabagal ku sameeyay koox dadka ka caawisa inay si aan sax aheyn ku qaataan leysinka baabuurta caadiga ah, taxi-ga iyo waliba...

Lysbakken: Sylvi Listhaug waxay dayacday howshii loo xilsaaray

Audun Lysbakken  oo ah gudoomiyaha xisbiga SV ahna xubin katirsan baarlamaanka ayaa eedeyn u jeediyay wasiirka arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka wadanka Norwey ee...

Ardey soomaali ah oo dhigata iskuulka Os oo qayb weyn ka qaatay xaflad dhaqan iyo is dhexgal.

Ardey dhigata iskuulka Os ayaa xaflad dhaqan iyo isdhex gal ah kaga yaabsaday dhamaan dadkii kasoo qaybgalay. Xafladan oo ay ka qaybgaleen caruur ardey...

UDI oo 10.000 dheeri ah siinayso qofkii raba inuu iskiis wadankiisa ugu noqdo

Laga bilaabo maanta ilaa lixda isbuuc ee soo socoto hay-ada UDI-da ayaa sheegtay inay 10.000  oo dheeri ah siinayso qofkii sharciga loo diiday ee...

Dowlada Norwey oo bilaabaysa inay sharciyada kala noqoto soomaalida aan degenaanshaha qaadan.

Fiiro gaar: waxaan ka codsaneynaa dhamaan dadka akhrinaya warbixintan inay si degan u akhriyaan marka hore, kadibna ay booqdaan dhamaan link-yada ama page-ka ku...

Waraysi ay NorsomNews la yeelatay xildhibaan Baashe Muuse

https://www.youtube.com/watch?v=1bMIv7O8Wvw

Si aad ugu dacwaato qof famili ah waa inaad shaqaysaa 305.200 sanadkii

Dowlada Norwey ayaa kor u qaaday lacagta looga baahanyahay inuu qofku shaqeeyo sanadkii si uu ugu dacwoodo qof qoyskiisa ah. Sylvi Listaug oo ah...

Abdisalaan Cadaay oo shalay dhaawac uga maqnaa kulankii Viking gurigeeda looga badiyay

Kooxda Viking ee ka dhisan magaalada Stavanger ayaa shalay guuldaro kala kulantay Brann oo sanadkan kasoo laabatay horyaalka labaad ee wadanka. Brann ayaa goolka kali...

Wasiirkii shaqada Norwey oo shaqo la,aan weyn haysato.

Robert Eriksson oo ahaa wasiirkii shaqada inta u dhaxaysay october 2013 ilaa december 2015 ayaa waxaa intii laga badalay shaqada wasiirnimada ku dhacday shaqo...

Soomaalida oo kamid ah dadka midabtakoor(faquuqa) ugu badan kula kulma Norwey

Warbixin ay soo saartay hay-ada qaabilsan tirokoobka iyo iyo ixsaa-iyaadka ee SSB( statisk sentralbyrå) ayaa sheegtay in soomaalida, Ciraaqiyiinta iyo Iiraaniyiinta ay yihiin sadexda...

Banaanbax looga soo horjeedo barnevern-ka oo ka dhacay 20 wadan

Banaanbaxan oo si abaabulan isku mar uga dhacay 20 wadan oo caalamka ah ayaa looga soo horjeeday hab-dhaqanka hay-ada xanaanada caruurta ee barnevern-ka. waxaana...

23-jir soomaali ah oo qirtay inuu ku biiray una soo dagaalamay Daacish

Wiilkan oo ay sirdoonka Norwey qabteen July 2015 asagoo kasoo noqday siiriya ayaa qirtay inuu usoo dagaalamay uunana ka tirsanaa ururka la baxay khilaafada...

Soomaalida oo turjumaan ka dhigato caruurta yar-yar.

In turjumaan laga dhigto caruurta yar-yar waa arin ay ka wada simanyihiin ajaaniibta wadanka oo dhan, balse waxaa si gaar ay arintan ugu baahsantahay...

Malik Yusuf(wiil soomaali ah) oo loo xiray dil uu gaystay 14 sano kahor

14-kii November 2001 laba wiil oo soomaali ah(Malik Yusuf iyo Ali Ahmed Addi) ay ka codsadeen dadkii kale ee kula jiray klasska inay qolka...

Dowlada Norwey oo 345.8 milyan NOK ugu deeqday Somalia sanadkii 2015.

Soomaaliya oo kamid ah 109-ka wadan ee mucaawinada joogtada ka hela wadanka Norwey ayaa sanadkii lasoo dhaafay deeq mucaawino ahaan ah u heshay lacag...

Nin soomaali ah oo loo xiray fal dil ah oo 2008-dii ka dhacay Oslo

Ninkan oo 33 sano jir ah ayaa boolisku raadinayeen ilaa 2008 markaas oo uu  ka fakaday meeshii uu dilka ka dhacay ee xaafada Grünerløkka ee...

Gabar soomaali ah oo ay maxkamada sare ee wadanka ay ku wayday wax danbi ah

Gabadhan oo 29 ah ayaa waxaa loo heestay inay been ka sheegtay la dhalashada Xasan Dhuxulow oo ahaa ninkii soomaali/norwiijiga ahaa ee ka qaybqaatay...

Safia Abdi Haase oo markii labaad ku guulaysatay bilad sharaf .

Safiyo Abdi Haase oo ah kalkaaliso caafimaad(sykepleier) ayaa markii labaad ku guulaysatay bilad sharaf maqaamkeedu sareeyo. Biladan ayaa waxaa Safiyo gudoonsiiyay ururka haweenka Inner...

qof Soomaali ah oo caawa toori lagu galiyay Kristiansand

Dhacdadan ayaa ka dhacday maqaaxi kutaal bartahama Kristiansand oo ay soomaali leedahay. Qofka toorida lagu dhuftay ayaa markiiba loola cararay isbitaalka sida ay sheegeen...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.