søndag, desember 5, 2021

Yearly Archives: 2016

Ayaan Xirsi, Sylvi Listhaug iyo Inger Støjberg oo Oslo ku kulmey, shirna iclaamiyay

Ayaan Xirsi Cali oo ah haweeney uu asalkeedu soomaali yahay, ayaa kulan magaalada Oslo kula qaatay wasiirada arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka bulshada ee...

Muhiim: Sharciyadan cusub ayaa dhaqan gali doono 1.janaur.2017

Waxaa kowda bisha january ee sanadka 2017, dhaqangali doono sharciyo badan oo saameyn ku yeelan karo noloshaada ama noloshada qoyskaada. Waxaan halkan kusoo gudbineynaa...

Suxufiyiinka soomaaliyeed ee ka howlgala Norway oo urur ay ku mideysanyihiin ku dhawaaqay

Waxaa magaalada Oslo kulan ku yeeshay maalintii isniinta aheyd ee 26-12-2016, qaar kamid ah wariyeyaasha soomaaliyeed ee ka howlgala dalkan Norway. Waxaana kulankaas lagaga...

Deg-deg: Qaramada midoobey oo canbaareysay warka kasoo yeeray dowlada Denmark

Sida ay aan kasoo xiganeyno wakaalada wararka wadankan Norway ee NTB, oo iyadna dhankeeda soo xiganeyso wargeyska Information ee kasoo baxa dalka Denmark, hey´ada...

Wasiirka arimaha dibada Hindiya: Barneverku gacanta waalidkii dhaley haku soo celiyeen cunug Hindi ah oo ay qaateen

Wasiirada arima dibada dalka Hindiya, haweeneyda lagu magacaabo Sushma Swaraj ayaa dalbatay in hey´ada xanaanada caruurta ee barnevern-ka dalkan Norway, ay gacanta qoyskii dhaley...

NTB: Dowlada Denmark oo qiimeyneyso iney magangalyada kala noqot 100 qof soomaali oo laga soo qaaday xeryaha qoxootiga

Sida ay qoreyso wakaalada wararka dalkan Norway ee NTB, dowlada denmark ayaa sheegtay iney qiimeyn ku wado,  go´aan ku saabsan iney magangalyada kala noqon...

TV2: UDI-du waxey dardar galineysaa ugaarsiga dadka sida beenta ah ku helay magangalyada

Frode Forfang oo ah madaxa laanta socdaalka iyo agaasinka soo galootiga(UDI), ayaa sheegay iney sanadkan soo socdo ee 2017 ay dardar galin-doonaan, howsha ugaarsiga...

Sweden: Aabe loo ogolaaday in caruurtiisa loo keeno, balse xaaskiisa loo diiday

Aabe soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Sweden, ayaa waxaa qabtay sheeko yaabkeeda leh, taas oo ku saabsan in caruurtiisa loo ogolaaday in loo keeno...

NTB: Somalia utsetter presidentvalget enda engang

Mogadishu (NTB-AP): Somalia har besluttet å utsette presidentvalget for fjerde gang, sier en anonym kilde i valgmyndighetene. Valget skulle etter planen gjennomføres onsdag denne...

Dowlada Soomaaliya oo 27 -sano kadib safiir usoo magacowday dalalka Scandinavia-ka

Dowlada federelka ah ee Soomaaliya ayaa Danjire Cawaale Cali Kullane usoo magacowday safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden iyo guud ahaan dalalka Scandinavian-ka. Waxuuna Amb. Kullane...

Soomaali passport bug ah(fake) wato oo lagu qabtay Gardermoen

Wargeyska Eidsvoll Ullensaker Blad, ayaa qorayo in ilaalada gagida diyaaradaha Gardermoen ay qabteen, nin soomaali ah oo watey passport bug ah. Ninkaas oo hada...

Falanqeyn: Dhibaato intee le´eg ayaa dadka muslimiinta kasoo gaari karta weerarada ay geystaan kooxaha xagjirka ah?

Idaacada codka mareykanka ee VOA, laanteeeda afka soomaaliga ayaa isbuucan barnaamijkeeda martida mikrofoonka kusoo qaatey qodob muhiim ah, kaas oo ku saabsan dhibaatada ay...

Lacagta ganaaxa dadka baabuurta dhigto parkering khalad ah oo 900 kr laga dhigay

Laga bilaabo kowda bisha January ee sanadka 2017, waxaa dhaqangali doono sharciyo cusub oo ku saabsan ganaaxyada la saaro dadka aan raacin sharciyada baabuur-dhigashada(parkering)....

wel-welka laga qabo soo galootiga oo kor u kacday sanadkii ugu danbeeyay.

Wakaalada tirokoobka iyo xog uruurinta ee SSB(statisksentralbyrå), ayaa soo saartey warbixintii sanadlaha ahaa oo ay ka sameyn jireen dareenka ay mujtamaca wadanka u dhashay...

Martiqaad: Kasoo-qeybgal kulanka daahfurka masaajidka cusub ee soomaalidu ay ku furatay magaalada Bergen

Maamulka masaajidka cusub ee al Huda, ayaa ogeysiinayo umada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Bergen iyo guud ahaan gobalka Hordaland, iney kasoo qeybgalaan kulan...

Booliska Moelv: Mindida weerarka loo adeegsaday waxaa laga gaday magaalada, maalintaa uu weerar dhacay

Booliska deegaanka Moelv ee kommunaha ringsaker ee gobalka Hedmark, ayaa sheegay in mindida loo adeegsaday falkii weerarka ahaa ee lagu dhaawacay gabadha soomaalida ah,...

Degan Ali: Vi vil ikke lenger være tiggere i eget land

Lokalbaserte organisasjoner bør få en større del av kaken, mens de store organisasjonene fra nord bør få mindre, mener somalisk-amerikanske Degan Ali. Hun kaller...

Dhakhaatiirta soomaaliyeed ee Norway oo sameystay urur ay ku mideysanyihiin

Dr. Mahad Warsame iyo Dr. Hanna Elmi oo ah labo dhakhtar oo soomaali ah, oo ka howlgala xarumaha caafimaadka ee dalkan Norway, ayaa sheegay...

Maxamed Bashiir Hønefoss: Sidee xal loogu heli karaa dhibaatada guryaha inaga heysata

Inta aadan akhrin maqaalka M.B Hønefoss, waxaad akhrisaa warbixintan ku saabsan dhibaatada guryaha ee soomaalida ee Klassekampen soo daabacay sabtidii hore. Dhibaatadan soomaalida Oslo,...

Ap, SV iyo Sp oo raba iney UDI-da ka qaadaan awooda sharci kala noqoshada dhalashada

Xisbiyada Ap, SV iyo Sp ayaa sheegay iney isku raaceen soo jeedinta qorshe ah, in laanta socdaalka ee UDI-da laga qaado awooda ay kaligood...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.