Norway: Dhimashada Corona-virus oo 14 gaartay maanta.

0
93

Tirada dadka u dhintay xanuunka Corona-virus Norway gudaheeda, ayaa maanta waxaa ku darsamay 2 qof, iyada oo hada ay isku dar gaareyso 14 qof.

3077 qof ayaa ilaa hada la xaqiijiyay in xanuunku uu ku dhacay Norway gudaheeda, waxaana isbitaal yaala oo cudurku uu soo ritay 238 qof.

Dad gaarayo 70 kun oo qof ayaa xanuunka iska baaray Norway gudaheeda.

Halkan kasii akhri tirakoobka dadka uu ku dhacay xanuunkan.

Si aad u daawato wararka NorSom News oo maqal iyo muuqaal ah, halkan riix(Subcribe/Abonner).

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments