Foto: Royal Family Norway

Sida lagu sheegay war kasoo baxay aqalka boqortooyada Norway, boqorka Norway Kong Harald oo 82 sano jir ah ayaa la dhigay isbitaal, kadib markii uu lasoo darsay xanuun aan la shaacin noociisa.

Boqorka ayaa mudo labo isbuuc ah galay fasax shaqo, waxaana inta uu maqanyahay booskiisa buuxin doono dhaxalsugaha boqortooyada Kronprins Haakon.

Boqorka Norway ayaa ah mid aad looga jecelyahay wadankan, loona tixgaliyo hadalkiisa.

Xigasho/kilde: Kong Harald innlagt på sykehus

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of