Foto: Wikipedia

Waxaa shaley soo baxay liiska canshuuraha ay dadku bixiyaan ee dowlada oo sanad walba xiligan oo kale la ogaado.

Ganacsadaha caanka ah ee Trond Mohn, kana soo jeedo magaalada Bergen ayaa sanadkii tagay noqday qofka canshuurta ugu badan bixiyay Norway. Wuxuuna canshuur ahaan u bixiyay lacag dhan 187 milyan oo kr, isaga oo dhakhli ahaan ay usoo gashay lacag dhan 443 milyan kr.

Booska labaad ee dadka canshuurta ugu badan bixiyay sanadkii hore, waxaa kujiro ganacsadaha kale ee Kjell Inge Røkke.

Halkan kasii liiska 10-ka qof ee canshuurta ugu badan bixiyay sanadkii hore.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of