Hey´adda cimilada: Barafkii oo mar kale Oslo iyo gobolada ku xeeran kusoo noqon doono.

0
142

Hey´adda saadaasha cimilada ayaa sheegtay in maalinta beri ah ee khamiista uu magaalada Oslo iyo gobolada ku xeeran ka di´i doono baraf xoogan oo meelaha qaarkood gaari kara ilaa 15 cm.

Waxeyna hey´addu sheegtay in isbuucyada soo socdo uu si fiican u bilaaban doono barafka xiliga qaboobaha oo maalmihii lasoo dhaafay ka maqnaa qeybo badan oo dalka kamid ah.

Hey´adda gaadiidka iyo wadooyinka ayaa dhankeeda u digeyso baabuurleyda, waxeyna kula talineysaa inay arintan kusii talagalaan, ayna si taxadar leh u wadaan baabuurta.

Xigasho/kilde: Nå kommer det snø igjen

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments