fredag, mars 29, 2024

Booliska: Manshaus weerarka masaajidka kali ayuu ahaa.

Booliska Norway ayaa sheegay in baaritaan kadib, ay ogaadeen in ninkii ka danbeeyay weerarka masaajidka Al Noor ee Bærum uu kaligaas masuul ka ahaa fulinta iyo abaabulka weerarkaas.

Philip Manshaus oo ah ninka weerarka ku eedeysan ayaa maanta lasoo taagi doonaa maxkamada Oslo, isaga oo ku eedeysan dilka walaashiis iyo isku day dil oo uu ka geystay masaajidka.

Ninkan ayaa maanta kahor hadli doono maxkamad furan, waxaana maxkamadu ogolaatay in warbaahintu ay hadaladiisa toos usoo gudbin karto.

Xigasho/kilde: Politiet: Manshaus var alene om terrorangrepet

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x