Qaabkan ayay xisbiyadu u kala heleen natiijada doorashadii shalay.

0
159
Foto: NRK-Skjermdump

ilaa hada inta la tirayay codadka doorashadii deegaanka ee shaley ka dhacday guud ahaan Norway, ayaa muujineyso in xisbiga Ap, Høyre iyo Sp ay heleen codadka ugu badan ee natiijada doorashada.

Xisbiga Ap ayaa helay 24,8 % codadka ilaa hada la tiriyay, halka Høyre uu helay 20,1 %, iyada oo xisbiga Sp uu helay 14,4 %. Qaababka ay xisbiyadu u kala heleen ka fiiri sawirka.

Oslo: Xisbiyada bidixda oo Oslo sii maamuli doono.

Magaalada Oslo ayaa wali u muuqata inay sii xukumi doonaan xisbiyada bidixda, maadaama xisbiga MDG uu doorashada ka keenay guul lama filaan ah. Wuxuuna MDG helay 15,2% codadkii la tiryay Oslo. Xisbiga Rødt iyo SV ayaa iyagana guul fiican ka soo hoyay magaalada Oslo.

Halkan ka fiiri doorashada iyo sida loo kala helay gobolada dalka oo dhan.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments