fredag, april 19, 2024

Maalmo kooban ayaa doorashada naga xigo, ee ma codeysay?

Isniinta soo socoto oo ku aadan sagaalka bisha September, waxaa Norway ka dhici doonto doorashada golaha deegaanka.

Codeynta ayaa ah awooda ugu weyn ee qofka wadankan kunool uu aragtidiisa ku cabiri karo, kuna sheegi karo xisbiga u siyaasad ahaan la dhacsanyahay ama taageersanyahay.

Waxaan dhamaan umada soomaaliyeed ee Norway ku dhaqan ku boorineynaa inay codkooda dhiibtaan, maadaama ay tahay fursad dahabi ah oo afartiisa sanaba hal mar soo marto.

Hadii aadan hada codeyn, hadhow ha caban.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x