Laga bilaabo maanta*(12-08-2019), waxaa albaabada loo furay goobaha codbixinta doorashada golaha deegaanka.

Goobaha doorashada ayaa furnaan doono ilaa laga gaaro 9-ka bisha September oo ah maalinta doorashada ee rasmiga ah.

Xigasho/kilde: Halkan akhri macluumaad dheeri ah oo ku saabsan doorashada golaha deegaanka.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of