Trump oo booqasho ku imaan doono wadan Scandinavianka ah.

0
98

Sida uu maanta xaqiijiyay aqalka boqortooyada dalka Denmark, madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa bilowga bosha September booqasho ku imaan doono dalka Denmark.

Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa dalka Denmark joogi doono labo maalmood, sida lagu sheegay war kasoo baxay aqalka cad ee Mareykanka.

Kala xiriir 45970353 ama booqo webkooda(Riix sawirka ama qoraalkan)

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Trump uu ka qeybqaadan doono dhowr jir oo ku saabsan heshiishyada iyo xiriirka labada wadan, uuna la kulmi doono taageerayaashiisa kunool Denmark, sidoo kalena ganacsatada Dalkaas.

Trump ayaa caan ku ah inuu muran ka abuuro dal walba oo uu tago, isaga oo faraha la gala arrimaha gudaha wadankaas, fikirkiisana ka dhiibta shaqsiyaadka hogaamiyaha dalkaas, gaar ahaan kuwa isaga kasoo horjeedo.

Xigasho/kilde: USAs president Donald Trump besøker Danmark i begynnelsen av september, bekrefter det danske kongehuset.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments