Saadaalin: Taageerada Frp oo hoos u dhac weyn uu ku yimid, isbuucyo kahor doorashada.

0
169
Foto: Skjermdump/nrk

Xisbiga Frp ayaa codbixin hordhac ah oo laga qaaday dadweynaha helay 6,7 % codadka dadka saadaasha ka qeybqaaday. Waana codadkii ugu yaraa oo xisbigaas uu helo, tan iyo sanadkii 1991.

Arintan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo afar isbuuc ay ka dhimantahay doorashada golayaasha deegaanka oo dhici doonto sagaalka bisha September ee soo socoto.

Kala xiriir 45970353 ama booqo webkooda(Riix sawirka ama qoraalkan)

Terje Søviknes oo ah gudoomiye ku xigeenka Frp ayaa sheegay in hadii xisbigiisu uu helo codad yar doorashada, isla markaana uu dowlada ku qancin waayo kiiska bomka(jidgooyada lacagta), ay isaga bixi doonaan xukuumada Erna Solberg.

Xisbiga Ap iyagana dhankooda lumiyay taageerayaal badan, halka Sp uu ku yimid kor u kac balaaran.

Xigasho/kilde: Frp-nedtur i ny kommunevalgmåling

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments