Khadka tareenka Oslo iyo Drammen oo 6 isbuuc kadib, saaka dib loo bilaabay.

0
95

Khadka tareenka isku xiro magaalooyinka Oslo iyo Drammen, ayaa saaka dib loo furay, kadib lix isbuuc oo uu xirnaa.

Waxaana saaka markii hore ugu horeysay mudo lix isbuuc ah caadi u shaqeynaya tareemada ka dhex shaqeeyo Oslo iyo Drammen.

Fasaxa xagaagan, Waa Aad u badneyd cabashada ka imaaneysay bussaska lagu badalay tareemada, kuwaas oo dad badan ku dib riday shaqooyinka maalinlaha ah.

Shirkada tareemada ayaa sheegtay inay dayactir ku sameysay khadka tareenka isku xiro Oslo iyo Drammen, iyada oo rajeyneyso inay socodka tareemadu uu noqdo mid joogto ah oo xiligiisa mar walba ku imaado.

Xigasho/kilde: Starter opp togtrafikken på Drammenbanen og Østfoldbanen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments