Eskilstuna-Sweden: Si Aad magaalada ugu tuugsato, waa inaad bixisaa 250 kr

0
155

Dowlada hoose ee magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden ayaa soo rogtay go´aan ku saabsan in dadka magaaladaas ku dhex tuugsada, ay bixiyaan 250 kr, si loogu ogolaado howsha tuugsiga.

Dowlada hoose ee Eskilstuna ayaa qofka raba inuu magaalada ku dhex tuugsado ku amartay inuu soo dirsado codsi ogolaansho uu ku dalbanayo, isla markaana uu soo raaciyo lacag dan 250 kr.

Dhamaan dadka ka dhex tuugsada magaaladaas ayaa lagu wargaliyay go´aankan cusub, balse ilaa hada majiro qof soo dirsaday codsi rasmi ah oo tuugsiga loogu ogolaanayo.

Xigasho/kilde: Tiggere må betale avgift i svensk by

Kala xiriir 45970353 ama booqo webkooda(Riix sawirka ama qoraalka)

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments