Nin ku hubeysan qoryo dhowr ah ayaa galabta afartii galabnimo qof ku dhaawacay masaajidka Al-noor Islamic Senter ee magaalada Bærum.

Booliska ayaa bartooda Twitterka kusoo qoray inay gacanta ku dhigeen nin dhalinyaro cadaan oo ah qofka falka ka danbeeyay, sidoo kalena ay masaajidka ka Heleen dhowr qori.

Halkan ka daawo Shirka jaraaid ee booliska

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of