Wasiirada dowlada Norway oo looga digay adeegsiga gaadiidka dadweynaha.

0
129

Xafiiska reysulwasaaraha Norway, ayaa xubnaha golaha wasiirada dalkan uga digay inay adeegsadaan gaadiidka dadweynaha ee magaalooyinka waaweyn ee wadanka, sababo dhanka amniga la xiriira dartood.

Xafiiska ayaa wasiirada ka codsaday inay adeegsadaan baabuurta dowlada, ama ay qaataan taxi- u gaar ah, ayna yareeyaan ama joojiyaan adeegsida gaadiidka dadweynaha.

(XYS) Shirkada: Sharciga ma caawiyo ninka aamusan, nala soo xiriir, si aan kiiskaaga u dhageysano, aandam u hesho caawin deg- deg ah: 45970350

Arintan ayaa timid kadib qiimeyn ay hey´adda sirdoonku ku sameysay nabadgalyada xubnaha golaha wasiirada, marka ay raacaan ama la sondan gaadiidka dadweynaha ee magaalooyinka ka dhex shaqeeyo.

Horey waxaa wasiirada loogu ogolaa inay adeegsadaa baabuurta dowlada, marka ay shaqada kujiraan ama howl gaar ah ay u baxaan. Balse Xafiiska Reysulwasaaraha ayaa hada wasiirada ka codsanayo inay adeegsadaan baabuurta dowlada, xitaa márka ay u baxayaan howlahooda gaarka ah.

Xigasho/kilde: Statsministerens kontor ber statsråder droppe kollektivtransport.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments